Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Axmed Diireye oo Kubaaqey in Lataageero Shirka Jabuti
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:236
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:108
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:95
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:423
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
May 16 2008
Axmed Diireye oo Kubaaqey in Lataageero Shirka Jabuti
Written by Ali Moallim   
Friday, 16 May 2008

Muqdisho,(insidesomalia.org)- Afhayeen Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali ayaa ku tilmaamay Xubnaha diidan Shirka ka socda Wadanka Jabuuti ee katirsan Isbahaysiga dib u Xuraynta Soomaaliya in ay yihiin kuwo Mas’uuliyadooda ku cayaaraya waa sida uu hadalka u dhegay, isagoo Sheegay in Golaha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye ay Taageersan yihiin Shirkaasi.

Nabadoon Axmed Diriye Cali oo u waramayay Idaacada Muqdisho ayaa Ku tilmaamay in xubnaha ka tirsan Isbahaysiga dib u xoraynta ee diidan Shirka dib u heshiisiin ee ka socada Dalka Jabuuti in ay Mas’uuliyadooda ku Cayaarayaan isala markaana ayasan Jirin cid ku taageeraysa fakarkaasi.

Axmed Diiriye waxa uu sheegay in ay taageersanyihiin Xubnaha uga qayb galaya Shirkaasi Isbahaysiga dib u xuraynta, isagoo sheegay in isku Mabda’ ay yihiin Xubnahaasi oo uu ku sheegay in ay yihiin rag Mas’uuliyad qaaday.

Afhayeen Golaha dhaqanka Beelaha Hawiye Mr Diiriye ayaa waxaa uu ugu baaqay Mas’uuliyiinta Isbahaysiga in ay joojiyaan qaadacaada wadahadalada kasocda Wadanka Jabuuti ee dhex maraya Dowladda iyo Mucaaradka.

Hadalkaan ka soo yeeray Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa ku soo beegmaya xili Mas’uuliyiin fara badan oo katirsan Isbahaysiga dib u xuraynta ay qaadaceen wadahadalada ka socda Wadanka Jabuuti, kuwaaso qaarkood sheegay in uu Shirkaasi yahay mid lagu marin habaabinayo Umada Soomaaliyeed .




Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >